App-kan waxa ku jira Ducooyinka iyo Adkaarta kitaabka Xisnul Muslimka,
Aplicația Waa este falsă pentru istocmaali karo era ca dimensiunea kale ka Appku waa mid aad iyo aad u yar oo aan kaa buuxinayn Mobilkaaga
Fadlan noosoo gudbi hadii aad ku aragto meelo naga khaldamey Mahadsenid
Ale ha inaga yeelo kuwii ka faa'idaysta Ducooyinka iyo Adkaarta ku jirta Appkan